DHAGEYSO:Muxuu yahay hergabka dalka ka jiro oo qof walba sheegaya?

0
1075

Waxaa lagu jiraa xilli roobaad, waxaana inta badan la dareema hergab.
Kenyaanka ayaa soo tabinaya inay dareemayaan qandho, dhuun xanuun, madax xanuun, daal iyo kor xanuun.
Haddaba, muxuu yahay hergabka cusub uu machadka cilmi baarista caafimadka ee KEMRI uu sheegay inay ku arkeen dad dhowr ah?
Waxaan arrintan wax ka weydiinay Prof. Maxamad Xuseen Cabdille oo ah Khabiir ku takhasusay cudurrada faafa ahna bara cilmiga ka hortagga