DHAGEYSO:Haweenka daryeel ee Beledxaawo oo deeq raashiin ah gaarsiiyay dadka dhimirka ka xanuunsan ee Xabeeb

0
407

Ururka haweenka daryeel ayaa deeq raashiin ah gaarsiiyay dadka dhimirka ka xanuunsan ee ku xareysan xarunta Xabeeb ee degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo Soomaaliya.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinta qodobkan nooga soo diray degmada Beledxaawo