Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo ka mid ah wakiillada baarlamaanka Soomaaliland sidoo kalena ah afhayeenka xisbiga mucaaradka ee Wadani ayaa Madaxwaynaha Somaliland ku eedeeyay inuu Madaxtooyada Kasoo Abaabulayo Khilaafka Golaha wakiillada Soomaaliland sida uu hadalkiisa u dhigay.
Mudane Barkhad Batuun ayaa sheegay in kala aragti duwanaantu aysan dhib ahayn, balse in madaxweynuhu loo kala safto ay tahay arrin laga xishoodo sida uu sheegay.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliland oo lagu eedeeyay shaqaaqadii shalay ka dhacday baarlamaanka