DHAGEYSO:Xisbiga mucaaradka ee Waddani oo eedaymo u jeediyay xukuumadda Soomaaliland

0
558

Xisbiga Waddani ee Mucaaradka Soomaaliland ayaa Xukuumadda Ku Dhaliilay In layrar bulshada Berbera loogu talagalay dad gaar ah la siiyay oo ay Ganacsi ahaan u isticmaaleen.
Xoghayaha arrimaha Bulshada ee Xisbiga Waddani oo warbaahinta la hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyay qaymaha Korontada oo uu sheegay inay aad u sarayso iyo eedaymaha uu Wasaaradda Tamarta ee Soomaaliland uu u jeedinayo.