DHAGEYSO:Banaan bax ka dhan ah godka weyn ee wasaqda lagu shubo ee Wajeer oo la qabtay

0
382

Ururada bulshada rayidka iyo shacabka xaafada Cali Macoow ee magaalada Wajeer oo maanta dhigay banaan bax ka dhan ah godka weyn ee wasaqda lagu shubo ee magaaladaasi .

Cabdiraxman Mucawiye ayaa dhameystiraya.