Wasiirka wasaarada Maaliyadda dowlada fedraalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka warbixiyay waxyaabihii looga hadlay Shir uu soo qaban qaabiyay Bangiga horumarinta Afrika oo uu wasiirku uu ka qeyb galay.
Wasiir Beyle wuxuu sheegay in shirkaan oo ahaa mid muhiim ah Soomaaliya aya ka ahayd Xubin muhiim ah oo si gaar ah loogu casuumay inay faahfaahin ka bixisyo waxyaabaha ay dhanka maaliyada ka qabatay.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiirka maaliyada Soomaaliya oo faahfaahiyay shir weyne uu ka qaybgalay