Shir lagu hawl-gelinayey Guddiga Hoggaaminaya Qorshaha ay dowlada Soomaaliya kula wareegayso Amnigeeda Qaran ayaa ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Shirkaan ayaa waxaa ka qaybgalay wasiirada arimaha dibada,difaaca.arimaha gudaha taliska ciidanka Xoogga dalka,Booliska iyo saraakiil kale oo dowlada fedraalka Somaaliya iyo maamul goboleedyada ka tirsan waxayna masuuliyiintaan hoosta ka xariiqeen inay lagama maarmaan tahay in 14 sano kadib ay dowlada Soomaaliya la wareegto amniga qarankeeda maadaama sanadahaas ay Soomaaliya ciidamo fara badan dhisatay.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Saraakiisha amniga Soomaaliya oo ka hadlay la wareegda amniga dalka