DHAGEYSO:Garissa oo laga dareemaya hoos u dhaca qiimaha xoolaha

0
365

Dadka ka ganacsado iibinta xoolaha ee ismaamulka Garissa ayaa cabasho ka muujinaya hoos u dhac ay dareemayaan ka dib abaartii dalka ku dhufatay .
Qaar ka mid ah ganacsatada oo u warramay warbaahinta Star ayaa sidan yiri