DHAGEYSO:Naafada Jigjiga oo ka cabanaya takoor ay bulshada kala kulmaan

0
354

Dadka qabo baahiyaha gaarka ah ee ku nool magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa cabasho ka muujinaya faquuq ay ka mid tahay guur la’aan oo ay bulshadu ku hayso.
Siyaad Bashuuc Saneey ayaa warbixintan ku eegaya