Ka dib markii roobab lagu diirsaday ay ka curteen xeryaha qaxootiga iyo deegaannada deriska la ah, sida Dadaab iyo Fafi, ayaa durba kor u kacay iibka xoolaha nool ee suuqyada xeryahaasi.
Waa kuwaan qaar ka mid ah suuqleyda iyo ganacsatada xoolaha ee xeryaha qaxootiga ee Dadaab oo ka hadlaya arrintan