Caalamka DHAGEYSO:Dagaalka Itoobiya oo gobollada dalkaasi ku sii faafaya By star - November 30, 2021 0 454 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dagallada u dhexeya xoogagga TPLF iyo ciidamada dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa ku sii fidaya qaybo badan oo ka mid ah wadankaasi sida deegaanka Axmaarada iyo canfarta Siyaad Bashuuc Saneey ayaa qodobkan ka soo diray Jigjiga https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/11/Siyaad-Bashuuc-Jigjiga.mp3