DHAGEYSO:Wajiga koowaad ee barnaamijyo sanado socday oo lagu soo afjaray Kismaayo

0
337

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedka Jubbaland lagu soo gabagabeeyay wajiga koowaad ee labo mashruuc oo ah arrimaha bulshada iyo nabad galyada.
Maxamad Ibraahim Washington ayaa faahfaahinaya.