Wararka Kenya DHAGEYSO:Culimada Garissa oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay abaartu saameysay By star - November 26, 2021 0 486 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Sheikh Xassan Cabdi oo xubin ka ah golaha sare ee muslimiinta dalka kana mid ah gudiga gurmadka ee abaaraha ee culumada Garissa ayaa muslimiinta ugu baaqay in la caawiya dadka ay abaarta sameysay ee ku nool Waqoyi Bari. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/11/Shekh-Hasan-Abdi.mp3