Engineer soo ban dhigay farsamo cusub oo caawin karta dadka aan laxaadkoodu dhanayn

0
511

Ingineer Rabic ayaa dhawaan soo bandhigay muuqaalo taxana ah oo si aada u soo jiitay in haha dunida.
Waxaa uu dunida la wadaagay gacan uu hab bombalo ah oo cajiib u diyaariya gacan tan ayaa waxaa u dhamaystiran waxwalba oo qofka caadigu leeyahay iyo xarakaadki looga bahnaa oo dhamaystiran.
Waxyaabaha cajiibka ah ee ka muuqda waxaa ka mid ah murqihi iyo xididaddii oo kuu muuqanaya taas oo ka dhigan rikoodh cusub oo uu ninkani dhigay.
Waxaa uu caan ku yahay in uu abuuro cudud macmal ah taas u shaqayn karta sida gacmaha caadiga ee adnaha oo kale.
Isku dheeli tirka faraha muqrqaha iyo xididada macmalka ah oo ka muuqanaya sawirka guud ayaa si ada loogu amanay in uu si haboon isugu dheeli tiray.
Gacantan ayaa awooda u leh qofka loo galiyo in u ku qaadi karo waxyaabo cul’culus taas oo noqotay mida macnaha wayn u yeeshay xata jiimka ayuu awood u leeyahay in uu u adeegsado lagamana garan garo muqaal ahaan tan cadiga ah
Wakhti xaadirkan gacmaha macmalka ah ee loo galiyo dadka aan laxaadkoodu dhanayn ayaa ah kuwo aan awood u lahayn xarakaad inay sasmeyaan balse sancda ninkan oo u dhashay poland kana tirsan shirkada Automaton Robotics ay aad usoo jiitay in dhaha dad’yow badan oo ku nool dunida soo laabista faraha iyo dhaq’dhaqaaqooda ayaa noqday midxiisa leh.
Farsmadan ayaa ah mid ku cusub casriga cusub ee la adeegsado maanta.