Iyadoo wasaaradda caafimaadka ee dalka ay si joogto ah shacabka ugu xaqiijinayso inaysan wax dhibaato ka soo gaarayn qaadashada tallaalka COVID19 ayaa shacabka ku nool xaafadda Islii lagula taliyay in aysan saameyn ku yeelan wararka been abuurka ah ee laga faafiyo tallaalka .
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee ismaamulka Nairobi Yuusuf Muxumad Cali ayaa warbixintan ku eegaya
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dadweynaha oo lagu boorriyay inaynan qaadan dacaayadda laga faafinaya tallaalka COVID19