DHAGEYSO:Wajeer oo Axadda laga roob doonaya

0
309

Iyadoo 23 ka mid ah ismaamullada dalka laga dareemayo saameynta ka dhalatay abaarta ayay culimaauddiinka Wajeer waxay shaaciyeen in maalinta Axadda ee 28-ka bishan dowlad deegaankaasi lagu qaban doono Alle bari roob doon ah.
Sidoo kale bulshada ayay ugu baaqeen inay isaga gargaarto culeyska nololeed ee jira.
Culimada ayaa madaxda u jeediyay inaysan ku mashquulin arrimo siyaasadeed iyadoo dadweynihii soo doortay ay tabaaleysan yihiin