DHAGEYSO:Shacabka xeryaha qaxootiga Dadaab oo soo dhaweeyay xeerka isdhexgalka

0
284

Qaxootiga Dadaab ayaa u riyaaqay xeer uu dhawaan qalinka ku duugay madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta oo ku saabsan isdhexgalka ay la sameyn karaan dadka deegaanka.
Qaar ka mid ah dadweynaha oo u warramay warbaahinta Star ayaa dareenkooda sidan u muujiyay.