DHAGEYSO:Doorashada golaha shacabka ee Galmudug oo berri billaaban doonto

0
372

Guddiga doorashada heer federaal ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay in berri lagu qaban doono magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug doorashada laba ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka.
Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka heer federaal Axmed Safiina ayaa warbaahinta faahfaahin ka siiyay.