DHAGEYSO:Kumanaan neef oo u dhintay abaarta ka jirta dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya

0
261

In ka badan 50 kun oo neef ayaa ku dhintay abaarta baahsan ee ka jirta deegaanka soomalida ee itoobiya, iyaddoo sidoo kale 100,000 ay u soo qaxeen magaalooyinka waaweyn
Siyaad Bashuuc Saney ayaa warbixintan Jigjiga kasoo diray