DHAGEYSO:Maalinta Isniinta ah oo laga roob doonaya Mandera

0
422

Sheekh Maxamad Macalin Cumar oo ka mid ah culimada ismaamulka Mandera ayaa ka hadlay faa’iidada ay leedahay istiqfaarta.
Waxaa uu dhanka kale iclaamiyay roob doon maalinta Isniinta ah ee 22-ka bishan.