DHAGEYSO:Mombasa oo lagu qabtay Munaasabad lagu dhaarinayay Hogaanka Cusub ee Mootooyiinka

0
366

Magaalada Mombasa ayaa waxaaa lagu qabtay Munaasabad lagu dhaarinayay Hogaanka Cusub ee Ururka Boda boda-da ama mootooynka Ismaamul Goboleedka Mombasa .iyadoona ay goob joog ka ahaeen masuuliyiin dowlada ka tirsan.
Mohamed Abdi Bootaan ayaa warbixintan inoo haya.