DHAGEYSO:Wasaaradda arrimaha diinta Jubbaland oo qabatay tababar ku saabsan badbaadinta caruurta iyo afduubka loo geeysto

0
434

Wasaarada Cadaaladda, Awqaafta iyo Arrimaha diinta Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismayo ku qabatay tababar ku saabsan badbaadinta caruurta iyo afduubka loo geeysto.