DHAGEYSO:Maamulka gobolka Banaadir oo ka jawaabay warqad ka soo baxday wasaaradda waxbarashada

0
324

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka jawaabay amar maalin ka hor ka soo baxay Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo lagu baabi’iyay sharciyada dhanka waxbarashada ee maamulka gobolku horay u soo saaray.
Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir ayaa eedaymo u jeediyay wasiirka wasaaradda waxbarshada.
Waxaa uu sheegay inuu sharciyo horay loogu heshiiyay uu wasiirku ka baydhay.