DHAGEYSO:Guri ku gubtay Mariakani ee ismaamulka Kilifi

0
421

Degmada Mariakani oo ka tirsan ismaamulka Kilifi ee gobolka Xeebta ayaa lagu soo warramayaa in dab halkaasi ka kacay uu guri baabi’yay.
Wakiil wareedka warbaahinta Star Maxamad Cabdi Bootaan oo goobta gaaray ayaa qodobkan oo faahfaahsan soo diray.