DHAGEYSO:Biyo dhaamin ka socoto deegaanka Dadaab

0
305

Dowladda ismaamulka Garissa ayaa qeybo badan oo ka mid ah deegaanka Dadaab ka waddo biyo dhaamin loogu gargaarayo shacabka ku nool tuulooyinka aan ceelasha lahayn iyo dadka ay abaartu saameysay .
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warkan ka soo diray Dadaab