Wasaaradda cadaaladda ,awqaafta iyo arrimaha diinta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa bulshada ku nool magaalada Kismaayo ugu baaqday in maanta ay isugu soo baxaan roob doon la qorsheeyay.
Maxamad Ibraahim Washington ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray.