DHAGEYSO:Dowladdda ismaamulka Wajeer oo qaybisay cunnada xoolaha

0
319

Dowladda hoose ee ismaamulka Wajeer oo waddo dadaallo looga falcelinayo saameynta ka dhalatay abaarta ayaa xarigga ka jartay cunno loogu tala galay in lagu quudiyo xoolaha liita ee ay dadku nolol ahaan ku tiirsan yihiin.
Barasaab ku xigeenka Wajeer Haashim Muusa Yuusuf ayaa ku baaqay in cunnada loo qaybiyo sidii loo qorsheeyay isagoo ka digay in la sii iibiyo