DHAGEYSO:Qaxootiga Dadaab oo ka ra’yi dhiibtay baaq ah in la siiyo sharciga wadanka

0
465

Xildhibaanka deegaanka Dadaab Dr. Maxamad Daahiye Ducaale ayaa dhawaan dowladda ugu baaqay inay deegaamayso xeryaha qaxootiga Dadaab islamarkaana cidii rabta la siiyo sharciga dalka.
Dadka qaxootiga ah oo la hadlay warbaahinta Star ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay soo jeedinta xildhibaanka