DHAGEYSO:Maamulka Galmudug oo beeniyay inuu wada hadal kala dhexeeyo Ahlusunna

0
378

Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug Axmad Shire Falagle oo la hadlay idaacadda Star Fm ayaa sheegay in aysan jirin wax wada hadal ah oo ay la yeesheen culimada Ahlusunna oo dagaal ay kula galeen Guriceel wuxuuna hoosta ka xarriiqay in aysan la hadli doonin