DHAGEYSO:Garyaqaanada Soomaaliland oo xukuumada ku eedeeyay inay C/maalik Coldoon xaquuqdiisa ku xadgudubtay

0
292

Garyaqaan Jamaal Mandela oo ka mid ah garyaqaanada deegaanada Soomaaliland ka howlgalo oo warbaahinta la hadla ayaa sheegay in waaxda garsoorka Soomaaliland ay xaquuqda Maxbuusnimo ee uu xaqa ugu lahaa wariye C/maali Muuse Coldoon oo mudo labo bilood ku dhow booliska Soomaaliland u xidhnaa.
Garyaqaanka ayaa sheegay in ayadoo horay qareenada C/maalik iyo eheladiisaba loo sheegay in arinta si hoose loo dhamayndoono ay maxkamada horgeeyeen ayadoo aysan qareenadiisa iyo qoyskiida midna waxba kala socon arintaaso oo uu canbaareeyay.