Heshiis dhanka anshaxa siyaasadeed oo la saxiixaya

0
371

Waxaa lagu wadaa in madaxda diimaha ay qayb ka noqdaan heshiis lagu saxiixaya ilaalinta anshaxa siyaasadeed.
Tallaabadan ayaa qayb ka ah dadaallada uu wado guddiga qaran ee isdhex galka iyo mideynta shacabka ee NCIC.
Ujeeddada laga leeyahay ayaa ah in laga hor tago rabshado ku saleysan kala duwanaansho siyaasadeed ama diimeed ka hor doorashada guud ee sanadka 2022-ka.
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiang’i ayaa lagu wadaa inuu goob joog ka noqdo saxiixidda heshiiskan.