DHAGEYSO:Guddiga doorashooyinka Puntland oo sheegay inay codayntu si wanaagsan ugu soo dhammaatay

0
359

Saraakiisha guddiga doorashooyinka maamul goboleedka Puntland iyo ciidamada amaanka oo xalay degmada Eyl warbaahinta kula hadlay ayaa waxay faahfahain ka bxiiyeen sida ay doorashadu u dhacday.
Waxaa ay sheegeen inay waxkasta sida ugu wanaagsan ku qabteen natiijadana ay ilaa maanta lagu dhawaaqi doono.