DHAGEYSO:Wasiirka shaqaalaha oo shacabka Baringo ugu baaqay inay is diiwaangeliyaan

0
513

Wasiirka wasaaradda shaqaalaha ee dalka Simon Chelugui ayaa dadweynaha ku nool ismaamulka Baringo ku boorriyay inay isu diiwaangeliyaan codeynta guud ee sanadka 2022-ka.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in sida keliya ee uu qofku ku muujin karo xuquuqdiisa dimuqraadiyadeed ee dhanka maamulka ay tahay inuu soo xusho hoggaamiye wanaagsan.
Chelugui ayaa xusay in hadii uunan qofku haysan kaarka codeynta ee uu hadda bixinayo guddiga doorashooyinka ee IEBC ay caqabad ku noqonayso ka qayb qaadashada isbeddelka dhanka hoggaanka ee wadanka