DHAGEYSO:Maamulka Guriceel oo sheegay inuu la wareegay gacan ku haynta magaaladaasi

0
593

Guddoomiyaha degmada Guriceel Faarax Cabdi Macalin oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Star ayaa sheegay inay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta degmadaasi ka dib dagaallo saacado qaatay oo halkaasi ka socday
Waxaa uu khadka taleefoonka ugu warramay Cubeyd Xasan Maxamuud.