Magaalooyinka Malindi iyo Mombasa ee gobolka Xeebta dalka ayaa lagu soo gabagabeeyay shir ay halkaasi ku lahayeen mid ka mid ah beelaha kasoo jeeda ismaamulka Garissa, sid uu kusoo warramayaa wakiil wareedka idaacadda Star Fm ee gobolka Xeebta Maxamad Cabdi Bootaan