Dibadbaxyo ka dhacay Suudaan

0
514

Waxaa lagu soo warramaya in bannaanbaxyo waawayn ay ka dhaceen dalka Suudaan .
Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay qaybaha kala duwan ee caasimadda dalkaasi ee Khartoum iyo magaalooyinka kale.
Shacabka ayaa muujinaya sida ay uga soo horjeedaan xukun militari ee mustaqbalka.
Xaaladda ka taagan Suudaan ayaa caqabad ku noqotay maamulka ku meel gaarka waxaana lagu tilmaamay inay isku beddeshay keli talisnimo.