DHAGEYSO:Shacabka Mombasa oo soo dhaweeyay in meesha laga saaray bandowga habeenkii dalka ka jiray

0
378

Dadweynaha ku nool magaalada Mombasa ee gobolka xeebta ayaa soo dhaweeyay amarkii shalay uu madaxweynaha dalka meesha uga saaray bandow habeenkii wadanka ka jiray tan iyo bishii saddexaad ee sanadkii hore.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee gobolka xeebta Maxamad Cabdi Bootaan oo xalay soo maray waddooyinka Mombasa ayaa warbixintan soo diray