Booliska oo xaqiijiyay in baararka ay habeenkii xirnaanayaan

0
720

Ka dib markii uu madaxweynaha dalka Uhuru kenyaatta uu bandowga dalka qaaday ayaa waaxda adeega ee booliska dalka waxa ay kenyaanka u xaqiijiyeen in baararka lagu iibiyo khamrika habenekii la xirayo laga bilaabo 7-da fiidnimo.
Kenyaanka ayaa malaynayay in hadii uu madaxweyne Uhuru Kneyaatta qaaday bandowga dalka ay hawlihii baararka dib u soo laabanayaan.
Booliska ayaa ka digay in la jabiyo sharciga lagu xakameynaya caabuqa covid 19