Madaxweynaha dalka Malawi Lazarus Chakwera oo ah marti sharaf ka ahaa maalinka qaran ee halyeeyada ayaa hadal kooban oo uu dabaal degga ka jeediyay waxaa uu ku sheegay in labada dowladooda ay wadagaan xiriir qoto dheer oo soo jireen ah.
Shacabka dalalka Kenya iyo Malawi ayuu ku boorriyay inay xoojiyaan midnimadooda isagoo xusay inuu dhigiisa Kenya ku casuumayo Malawi.
Sidoo kale waxaa uu soo jeediyay in lagu dadaalo xasiloonida iyo horumarka mustaqbalka ee labada dal.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Madaxweynaha Malawi “Waxaan dhigeyga Kenya ku casuumi doona dalka Malawi”