DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo lagu boorriyay inay qaataan tallaalka COVID19

0
464

Sarkaalka sare ee waaxda caafimaadka ismaamulka Garissa Xasan Canshuur ayaa dadwaynaha ugu baaqay inay qaataan daawooyinka tallaalka ee looga hor tagaya cudurka COVID19 isagoo sidoo kale faahfaahin ka bixiyay heerka qaadashada tallaalka ee dowlad deegaankaasi.