DHAGEYSO:Dhallinyarada aanan fursad u helin jaamacadaha oo loogu baaqay inay ku biiraan dugsiyada farsamada

0
461

Barasaabka ismaamulka Uasin Gishu Jackson Arap Mandago oo booqasho ku tagay dowlad deegaanka Turkana ayaa ugu baaqay dhallinyarada aanan fursad u helin inay ku biiraan jaamacadaha ay tagaan dugsiyada lagu barto farsamada.
Waxaa uu wakiillada golaha hoose ee ismaamulkaasi ugu baaqay in misaaniyadda dowlad deegaankaasi ay ku daraan dhaqaalo loogu talagalay ardayda qaar ay dibadda wax kusoo baaranayo.
Mar uu arrimahan ka hadlay ayuu yiri