Guddoomiyaha galbeedka Pokot oo ka baxay KANU

0
543

Barasaabka ismaamulka galbeedka Pokot Prof. John Lonyangapuo ayaa si rasmi ah u soo afjaray xubinimadiisi xisbiga KANU.
Waxaa uu sheegay inuu oggolaaday talo loo soo bandhigay oo ahayd inuu hoggaamiyo xisbiga cusub ee (KUP).
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in xisbiga uu ku biiray uu isbeddel ballaaran ku sameyn doono dhaqaalaha wadanka.