DHAGEYSO:Gudiga hay’ada duulista Soomaaliya oo sheegay inay shaqadooda tayaynayaan

0
485

Wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo duulista Hawada dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad Omaar ayaa oo Ka Qeybgalay munaasabad lagu Soo dhoweynayay magacaabista guddoomiyaha Guddiga sare duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay diiwaangalinayaan dhamaan diyaaradaha dalka ka Shaqeeya sidoo kalen ay tayaynayaan adeedyada duulista Soomaaliya.
Gudoomiyaha Cusub ee gudiga Duulista Rayidka Soomalaiyeed ayaa dhankiisa Codsaday in lala shaqeeyo si ay ugu guulaystaan howlaha Horyaala,ayadoo gudiyada Diyaarahana ay Xuseen inay ka faa’idaysan doonaan Fursadaha jira.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here