DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo aragtidooda ka dhiibtay go’aanka Maxkamada ICJ

0
574

Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa aragtidooda ka dhiibtay go’aankii maxkamadda Cadaaladda aduunka ee ICJ ay shalay ka gaadhay kiiskii badda ee muddada soo jiitamayay una dhexeeyay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.
Shacabka Muqdish ayaa go’aanka maxkamadda si isku mid ah u soo dhaweeyay waxayna sidoo kale sheegeen inuu xaq ahaa.