Ruushka oo laga diiwaangeliyay in ka badan 16,000 oo ah xaaladaha cusub ee Corona

0
769

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Ruushka ayaa 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay xaqiijisay 16,474 oo ah xaaladaha cusub ee caabuqa Corona.
1,545 ka mid ah kiisaskan ayaa laga xaqiijiyay caasimadda Ruushka ee Moscow.
Sidoo kale waxaa muddadan la diiwaangeliyay dhimasho hor leh oo dhan 526.
Tirada guud ee xaaladaha cudurka COVID-19 ee Ruushka ayaa hadda ah 3.9 milyan halka dhimashadu ay tahay 74,684 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here