DHAGEYSO:Meydka nin dhallinyaro soomaali ah oo maalintii labaad badda xeebta Kilifi laga raadinayo

0
550

Ka dib markii xeebta ismaamulka Kilifi ay ku geeriyoodeen saddex dhallinyaro ah oo kasoo jeeda ismaamulka Garissa ayaa waxaa maalintii labaad gashay baadigoobka loogu jiro in la helo meydka mid ka mid dhallinyaradaasi oo ilaa iyo hadda la helin sida uu kusoo warramayaa wakiil wareedka warbaahinta Star ee gobolka xeebta Maxamad Cabdi Bootaan