Iyadoo dhawaan la filayo in maxkamadda caalamiga ee cadaaladda ee ICJ ay go’aan ka soo saarto dacwadda muranka badda ee u dhexeysa Kenya iyo Soomaaliya ayaa waxaa baaq diray Maxamad Macallin Maxamad oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.
Waxaa uu bulshada u soo jeediyay inaynan sameyn wax dabaaldeg ah oo ay kaga falcelinayaan go’aanka maxkamadda .
Maxamad ayaa tilmaamay inay jiraan soomaali badan oo ka soo qaxay Soomaaliya kuwaaso adeegyo muhiim ah ka helay gudaha Kenya sidaas awgeedna aan loo baahneyn in la sameeyo wax khalkhal gelin karo xasiloonida.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Bulshada Islii oo loogu baaqay inaynan ka falcelin go’aanka badda ee ICJ