Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Guddoomiyaha magalaada Dhoobley oo ka warbixiyay xaaladda abaarta By star - October 8, 2021 0 441 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Gudomiyaha degmada Dhoobley ee Jubada Hoose oo ka mid ah maamulka Jubaland Siyad Maxamed Xassan ayaa ka warbixiyay abaarta ku dhufatay deegaankaasi. Maxamed Baaruud Xussein oo socdaal shaqo halkaas ku jooga ayaa warbixinta ka soo diray Dhoobley. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/10/DC-SIYAAD_1.mp3