DHAGEYSO:Guddoomiyaha guddiga suuq gaynta xoolaha nool laanta Garissa oo ka hadlay saameynta abaarta si gaar ah lo’da

0
591

Abaarta ayaa inkasto oo dadka xoola dhaqatada ah ay wada saameysay ayaa haddana waxay si gaar ah u taabatay dadka lo’da dhaqda .
Axmad Xasan oo ah guddoomiyaha guddiga suuq gaynta xoolaha nool laanta ismaamulka Garissa ayaa arrinkan ka hadlay.