DHAGEYSO:Mudanaha Dadaab oo shacabka ugu baaqay inay qaataan kaarka codeynta

0
393

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Dadaab ee ismaamulka Garissa Dr. Maxamad Daahiye Ducaale ayaa shacabka deegaankaas ku boorriyay inay qaataan kaarka codeynta wuxuuna sheegay inay badiyeen goobaha laga qaadan karo kaararkan.